Daawo: Madaxweyne Obama Oo Badbaadiyay Haweeneey Uur Leh.

0

obama1Washington DC (AGGM): Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa saxaafadu caalamku si weyn u hadal hayaan kadib markii uu ku dhaqaaqay fal dhiiranaan leh, isagoo si bini aadinimo leh u bad baadiyay haweeney sii liiceysay oo ku sigatay inay dhulka ku dhacdo xanuun kusoo booday awgiis.

Madaxweynaha oo xiligaasi qudbad jeedinayay ayaa ka war helay in haweeneydu xaalad deg deg ah ku sugan tahay, waxa uuna si yaab leh u bad baadiyay ayadoo dhulka kusii dhaceysa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com