Daawo Xog Kaa Qarsoon Dhuxusha Soomaaliya: Barnaamijka Dareenka Shacabka HCTV “Dal Daayacan Oo Dadkiisii Gabay”, Maxaa Noo Haray?

0

dareenka shacabkaBarnaamijka dareenka shacabka oo lagu falanqeeyey dhirta soomaaliya dhulkeedi ku yaaley oo inta dhuxul laga sameeyo dhoofkeedu si xawliya ay u socoto iyadoo aan ognahay in qaramada midobey ay mamnuucdey dhoofinta dhuxusha sanadkii hore ee tagey,

Waxaase hubaal ah in dhulka soomaaliya dhirtii ku taalay hadaan laga hortagin gubida la gubayo oo inta dhuxusha laga dhigo la dhoofinayo inuu dhulka soomaaliya noqon doono dhul isu badala saxaare oo nabaad guur uu ku dhaco.

Hadii dhulku nabaad guuro oo dhir la waayo oo saxaaro isu badalo dhulku waxaa baa,i doona duunyada ku nool soomaaliya waxaana ku xigi doona dadka soomaaliyeed,waxa aanu dhaxli doonaa masiibo mar labaad soo wajahda dhulka soomaaliyeed.

Baraamijkii oo buuxa oo meelo badan taabana hoos ka dheeho.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com