Bayaan Tageero Ah Oo Ka Soo Baxay Jaaliyadda Sade Ee Denmark,Shirka Muqdisho Ku Qabsoomi Doona

0

sade111Copenhagen(AGGM)Jaaliyada Beesha Sade ee ku dhaqan Wadanka Denmark oo markii labaad kulan isugu yimi ayaa soo saaray bayaan tageero ah oo ay ku taageersan yihiin mawqifka Raisalwasaaraha dawlada federaalka ah ee ku aadan shirka la qabanayo bisha Tobanaad shanteeda 05/10/2013.

Dhamaan xubnaha kala duwan ee Jaaliyadda Sade ee ku dhaqan Wadanka Denmark waxay shaaciyeen inay tageersan yihiin Shirka uu ku baaqay Raisalwasaaraha dawlada federaalka ah ee soomaaliya ee lagu qabanayo magaalada Muqdisho kaasi oo laysugu keenayo dhamaan beelaha wada dega goboladda Jubooyinka Iyo Gedo.

Waxaa Jaaliyadu Soo Saartey Qodobadan:

⦁    Inay tageersan yihiin in la qabto shirkaasi mudada uu cayimay Raisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon.
⦁    In Dhamaan shirkaasi laysugu keeno dhamaan qaybaha kala duwan ee isku haya siyaasada Goboladda Jubooyinka & Gedo.
⦁    In Shirkaasi sidoo kale laysugu keeno dhamaan beelaha wada degmada 3-da Gobol ee muranku ka taagan yahay.
⦁    In la tageero qobodabada shirkaasi ka soo baxay marka uu soo dhamaado.

War-saxaafadeedkan Waxaa Si Wadajir Ah U Soo Saaray Guddiga Jaaliyada Beesha Sade Ee Denmark.   

1. G/Sare Cabdi Cali Nuur
2. G/Sare Maxamad Aadan Dhoore
3. Said Isaxaaq Warfaa
4. Axmad Maxamad Cismaan
5. Ibraahim Salaad
6. Jaamac Shire Cigaal
7. Cali Saddexle
8. Cabdi Maxamuud Xirsi
9. Maxamad Aadan Carab
10. G/Sare Maxamuud Cilmi Rooble
11. Muusse Cali Madaw
12. Nuur Cabdiqaadir Ugaas
13. Daahir Cismaan Kaynaan
14. C/llahi C/qaadir Cigaal
15. Xassan Hiire
16. Baashi Aden Diini
17. Jamaal Cabdi Dhoorre
18. Xusseen Xassan Muuse
19. Cabdi Xassan Nuur
20. Cabdi Aadan Ashkir
21. C/wahaab Xusseen Gudinle
22. Aadan Jaamac Ololaa
23. Cabdi Axmad Carab
24. C/casiis Xassan Dafar
25. Maxamuud Aadan Carab
26. C/salaan Maxamad Ashkir
27. Muqtaar Carab Maxamuud
28. Axmad Shire Cigaal
29. Cabdi Xassan Nuur
30. Saciid Cismaan Nuur
31. Mahad Caanogeel
32. C/qaadir C/salaan Cumar
33. Cali Diini Maxamed

34 Maxamed Xaashi Dalab
35. Xabiibo Cali Gurxan
36. Nasro SH. Faarax
37. Saciido Xaashi Dalab
38. Xaawo Maxamad Shire
39. Xalimo Maxamuud Xalane
40. Deeqo Cali Caynab
41. Cureeji Maxamad Muqtaar
42. Foos Xussen Diirshe                                                     
43. Nuuro Cali Shirdoon
44. Canab Cumar Aw Xasan
45. Xaawo Keyf Cabdikarin Muse
46. Cudbi Axmad Xaashi
47. Layla Dhooyo
48. Farxiyo Cumar Aw Xasan

Wabilaahi Towfiiq

Guddiga Jaaliyada Beesha Sade Ee Denmark
Copenhagen, Denmark
.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com