Tacsi: Inna Lillaahi Wa Innaa Ilay Raajicuun, Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Aw Cabdi Cumar Dheged Iyo Reer Muuse Shiil.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa maalinimadi Axada oo ay taariikhduna ahayd 08/09/2013 ku geeriyootay magaalada Burtinle Allaha u Naxariistee Marxuumad Hooyo Ardo Aw Cabdi Cumar Dheged

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Hooyo Ardo Aw Cabdi Cumar Dheged, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Aw Cabdi Cumar Dheged Iyo Reer Muuse Shiil, gaar ahaana waxaan dhambaal tacsiyeed u direynaa Walaalkeen Cabdi Muuse Shiil, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,  waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Dhamaantood samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Hooyo Ardo Aw Cabdi Cumar Dheged, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Hooyo Ardo Aw Cabdi Cumar Dheged janadii fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Dhambaalkan Tacsida Ah Diraya.

Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Odense Dalka Denmark.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com