Dhageyso: Prof.Cali Geedi Oo Sheegay In Madaxweyne Xasan Shiikh Uu Xiriir La Leeyahay Al Shabaab.

0

KENYA SOMALIAMuqdisho (AGGM): R/wasaarihi hore ee Soomaaliya Pro Cali Max’ed Geedi ayaa ku eedeeyey madaxweyne Xasan Shiikh inuu xiriir la leeyahay kooxda Shabab.

Prof. Geedi oo wareysi siinayay Warbaahinta ayaa sheegay in arintaas ay cadeeyn u tahay markii madaxweynaha ay u tageen xildhibaano ka soo jeedo G/Sh/Dhexe kuwaas oo ka dalbaday in xureeyo deeganada ka haray gobolka balse uu ugu jawaabay waxaa haboon Sh/Dhexe iney Shabab iska sii heystaan.

“Cali Khaliif ayaa horey u sheegay laakin hada waa cadaatay inuu Shabaab door bido iney joogaan deeganada ay heystaan waa arin iska cad”ayu yiri Prof. Geedi.

Isku soo wada duuboo Hadalka Prof. Geedi ayaa imaanaya xili dawladda aysan ka saarin Shabab deegandi ay heysteen tan iyo markii la doortay sanad ka hor

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/09/geedi_0001.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

 

Halkan Kaga Dhagayso Mobilkaaga..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com