Tacsi: Inna Lillaahi Wa Innaa Ilay Raajicuun, Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Cali Warsame Iyo Reer Falax Falax.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 07/09/2013 ku geeriyoodeen magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Khadra Khaliif Axmed Cali Warsame  Iyo Marxuumad Xamdi Hure Axmed Cali Warsame .

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalaheen Marxuumad Khadra Khaliif Axmed Cali Warsame Iyo Marxuumad Xamdi Hure Axmed Cali Warsame , waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Cali Warsame Iyo Reer Falax Falax , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Khadra Khaliif Axmed Cali Warsame  Iyo Marxuumad Xamdi Hure Axmed Cali Warsame, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Khadra Khaliif Axmed Cali Warsame  Iyo Marxuumad Xamdi Hure Axmed Cali Warsame janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Dhambaalkan Tacsiyeed Si Gaar Ah U Diraya:

Cabdi Maalik Xassan Xaad

Maxamed Calanle “Amiir Calanle”

Cawil Cabdi Xaashi Budhug

Nur C/qaadir Ugaas

Mowliid C/qaadir Faarax “Indhajacayl

Saciid Maxamed Mire Halac

Cabdi Deeq Shire

C/llaahi C/salaan Ashkir “Garoon”

Axmed Kaxdage

C/qaadir Kurlibaax

Iyo Dhamaan Jaaliyadaha Yurub, Mareykanka iyo Australia

Isha Ku Hya Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com