Itoobiya Oo Dhex Dhexaadinaysa Dowladda Soomaaliya Iyo Horjooge Faroole.

0

Ethiopian Deputy Prime Minister and Foreign Minister Hailemariam Desalegn attends the Joint Political Committee meeting between Sudan and Ethiopia in Khartoum December 24, 2011. REUTERS/ Mohamed Nureldin Abdallah (SUDAN - Tags: POLITICS)Muqdisho (AGGM): Iyadoo Qilaafka U dhaxeeya Dowaldda Soomaaliya Iyo Horjooge Faroole Uu Mudooyinkan Dambe Sii noqday Mid cirka isku sii shareeray Ayaa R/wasaaraha Itoobiya Xayla Maryam Waxa Uu sheegay In Uu kala Dhax gali doono labada dhinac.

Waxa Uu sheegay In Soomaaliya Xiligaan ay U baahan tahay Mid dhan walba Laga tageero lakin Wax laga wanaagsan yahay Ay tahay In Madaxda Soomalida Dhex dooda ay Mad madoowyo Soo kala dhax galaan.

Waxa uu sidoo kale Soo dhaweeyay in Puntland ay Ka qeyb noqoto xubnaha ka qeyb galaaya Shirka New Deal Ee ka Furmaya Magaalada Brussels ee Dalka Biljimka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu ugu baaqay Xayle Maryam inay isu Tanaasul ay sameyaan dhamaan dhinacyada Soomaalida Ee kusugan dalka si buu yiri shacabka Soomaliyeed Ay dhibaatada Uga baxaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com