Dhageyso: Waa Heesteena Maanta Iyo “MASKAX GAABANAA” Ee Aan Ugu Talogalnay Madaxweyne Xasan Qarandiid.

0

madaxweyne xasan addisKismaayo(AGGM): Waxaan halkan idinku soo bandhigeynaa heesteena maanta iyo “MASKAX GAABANAA” oo aan ugu talogalnay Madaxweyne Xasan Qarandiid oo marki uu ka soo bixi waayay hoowshi loo idmaday weli ku wareegaya xag xagashada madaxdi dowladdi dhexe ee Soomaaliya iyo muwaadaniinta Soomaaliyeed ee jecel in ay mar uun arkaan dalkooda oo hela Dowlad caadil ah iyo Nabad  Waarta si ay noola arkaan habdhaqan Madaxweyne Xasan Qarandiid.

Waxaanu dhamaanten nahay Dowladdi Dhexe Ee Soomaaliya, kii ku farxaya iyo kii ka naxaya, saa wax ka wanaagsan ama ka horumar badan 22 sano maynaan arag, mas’uulki wax ka waangsan keena oo muuqda lana taaban karo wax haka sheego dowladdi dhexe ee Soomaaliya, balse ka yeeli meeyno kana qaadan meeyno nin saaran Taangi AMISOM ama u duulaya todobaadki mar Addis Ababa ama Nairobi si uu  fasax ugu soo qaato xalinta arrimaha Soomaaliya inuu wax ka sheego dowladdi dhexe.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/05/maskax-gaabanaa.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Fadlan fikirkaaga dhiibo adoon caaytamin.

Isha Ku Hay Allgagladuud
Allgalgaduud@gmail.com