Dhageyso Khudbad: Maxaad Ku Xasuusataa Allaha U Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

0

kcn7Dowlad waxaa la yiraahdaa mida difaacda danta dalkeeda iyo dadkeeda, ee dowlad lama yiraahdo mida maalin meel weel ay shilimo ku ridato la taagan xaafado dadyoow kale, fartana loogu yeero, sidii la doonana loola dhaqmo.

Haddaba kii ku farxayo iyo kii ka naxayoow Waxaan aad ugu faraxsanahay geeri iyo nololba in aanu taageereeyno Allaha U Naxariistee Geesigii Ugu Dambeeyay Ee Soomaali Soo Mara Madaxweeyne Maxamed Siyaad Bare. (Aabe Siyaad).

Waxaan rajeenaynaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud khudbadan wax u tareeyso waayo aragniman uu ka qaadan karo…

Halkan Ka Dhageyso Khudbada AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/09/Mohammed-Siad-Barre.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

kcn7

kcn4
Sawirka Waa Muqdisho ma,ahan Addis Ababa

kcn6

kcn5

kcn3 kcn2 kcn1 kcn

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com