War Deg Deg Ah: R/wasaare Saacid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Boqortooyada Sacuudiga.

0

deg-deg-muhiim19Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in saacado ka hor uu halkaasi ka duulay R/wasaaraha DF Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in wafdigan oo uu hogaaminayo R/wasaare Saacid ay toos uga dagayaan magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga saacadaha inagu soo fool leh, waxaan la shaacin inta R/wasaare Saacid uu booqashada ku joogayo dalka Sacuudiga waloow ay qaadan karto mudo 5 casho ah.

Waxii ka soo kordha warka Safarka R/wasaare Saacid kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com