Dhageyso: Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Garaad C/llaahi Maxamed Guuleed Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay.

0

madaxweyne-siilaanyoHargeysa (AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed kana kooban Saladiinta Iyo madaxdhaqameedka Deegaanka Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag.

Shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxaa Saxaafada uga warbixiyay Waxyaabihii laga wada hadlay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Garaad C/llaahi Maxamed Guuleed.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_021.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com