Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Nabadoon Abshir Aadan Gurey.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa ku geeriyooday magaalada Kismaayo Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Abshir Aadan Gurey.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida naxdinta leh ee ku timidAnaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Abshir Aadan Gurey, waxaa halkan dhambaal tacsi uga direynaa Dhamaan Qoyska Reer Abshir aadan Gurey oo ku kala nool Dunida Dacaladeeda iyo Dalkii Gaar ahaan Raaxo Abshir Aadan Gurey iyo Xabiibo Abshir Aadan Gurey.

Waxaan Dhambaalkan Tacsida Ah Si Gaar Ah U Diraya.

1- Marwo Qoran Cabdi Axmed
2- Marwo Xawo Boordage
3- Marwo Caasho Shire Kooshin
4- Marwo Sahro Cumar Aadan
5- Marwo Sacdiya Aagaan Labaale
6- Marwo Canab Galax
7- Marwo Fadumo sh Axmed
8- Marwo Fadumo Sh Busuri
9-  Marwo Xabiibo C/lle Xamuume
10- Marwo Carfoon Diiriye Jaamac

11- Nabadoon Cabdi Maxamed Guuled (Dhombe)
12- Nabadoon Maxamed A Shakul (Qurux La-liic)
13- Nabadoon C/laahi Xareed
14- Amir Alanle
15- C/Xukun Faarax Seeraar
16- Eng, Axmed Maxamud C/salan
17- Nabadoon, Cabdi Geesh.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com