Tacsi: Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer C/qaadir Cali Gaas

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa Xalay oo ay taariikhdu ahayd 26/07/2013 ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka  Canada Allaha u Naxariistee Marxuumad Hodan C/qaadir Cali Gaas.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaasheen Marxuumad Hodan C/qaadir Cali Gaas, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer C/qaadir Cali Gaas, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Hodan C/qaadir Cali Gaas, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Hodan C/qadir Cali Gaas janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Kaa La Mid Ah Diraya:

1- Gurey Farax Caad

2- Maxamed Nuur Guure

3-Mohamed A/lahi Alanle (Amir Alanle)

4- C/Nasir Xasan Waayeel

5- Cawil Cabdi Budhug

6- Aadan Cabdi Warfaa (Fayan)

7- Saacid Cabdi Xalane

8-Sayid Aadan Suuley

9- Farax Cabdi maxamed (Qalalab)

10- Qamasho Bulxan Afeey

11-Sahro Maxamed Aar

12-Sacdiya C/lahi Jamac

13-Fardowsa C/llaahi JAamac

14-Xawo Shukri Aadan Qase

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com