Dhagayso: Afhayeenka Hoowlgalada Falaagada Al Shabaab Abu Muscab “108 Weerar Ayaan Qaadnay Inta Lagu Guda Jiray Bisha Ramadaan Waana Guuleysanay”.

0

abu muscabMuqdisho (AGGM): Afhayeenka dhinaca howlgalada uqaabilsan falaagada  Al Shabaab Cabdi Casiis Abu Muscab ayaa waxa uu sheegay in weeraro najaxay ku qaadeen fariisimo ciidamada Amisom iyo kuwa Dawlada ku leeyihiin gobollada dalka Somaliya.

Waxa uu ku faanay Abu Muscab in qaraxyo iyo weeraro gaadmo iskugu jiray ay sameeyeen inta badana ku dileen oo hadafkii weeraradaasi waxa uu ku sheegay in lagaaray.

“108 weerar ayaan qaadnay inta lagu guda jiray bisha Ramadaan,waana guuleysanay,sidaa waxa warbaahinta afkooda ku hadla usheegay Abu Muscab”.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/07/Voice_012.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com