Dhagayso: Afhayeenka Ciidamada Booliska Oo Ka Warbxiyay Qaraxii Saaka Ka Dhacay Guri Ku Yaala Magaalada Muqdisho.

0

MadaaleMuqdisho (AGGM): Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Maxamed Yuusuf Cumar “Madaale””oo ka warbixiyay qaraxii saaka ka dhacay guri ku yaala xaafada Wadajir ee magaalda Muqdisho.

Maxamed Yuusuf Cumar “Madaale” ayaa waxa uu shirkiisan jaraa’id ku sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen afar ruux oo midi ay ahayd Dumar halka sadexda kalena ahaayeen rag.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/07/afhayeenka-ciidamada-booliska-maxmed-yuusf-cumar.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com