Afhayeenka Ahlusunna Gobolada Koonfureed Sheekh Maxamed Al Qaadi "Kenya Waanu La Dagaalameeynaa".*Dhagayso*

0

ahlusunnaAfhayeenka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolada Koonfureed Sheekh Maxamed Al Qaadi oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah ciidamada Kenya.

Sheekh Al Qaadi ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay si arxan daro ah u xasuuqeen dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Kismaayo islamrkaana ay bililiqo baahsan u geeysteen hantidoodi.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/07/Voice_017.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com