War Deg Deg Ah: Saraakiil Ka Socda AMISOM Oo Gaaray Galabta Magaalada Kismaayo.

0

kismaayo21Kismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in galabta ay magaalada Kismaayo gaareen Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in saraakiisha AMISOM galabta gaaray magaalada Kismaayo ay yihiin gudi xaqiiqo raadin ah.

Ilaa hadda ma ay jiraan wax war ah oo kasoo baxaya dhinacyadi ku dagaalamy magaalada oo ku aadan Saraakiishan ah gudiga xaqiiqo raadinta ee gaaray magaalada Kismaayo.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com