Daawo Sawirada Qaraxi Xarunta UNDP Ee Magaalada Muqdisho.

0

un5Muqdisho (AGGM): Weerarkan ayaa sida uu sheega Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa ilaa hada inta la xaqiijiyay ku dhintay 4 ajaanib ah oo u badnaa ilaaladii amaanka goobta iyo 4 soomaali ah oo iyaguna ka mid ahaa ilaaladii xarunta UNka.

Sidoo kale waxa uu Wasiirka sheegay in goobta ku lagu dilay 7 ka mid ah maleeshiyaadkii argagaxidsada ahaa ee weerarka soo qaaday.

Daawo

un1 un2 un3 un5 un6 un7 un4 un8 un9 un10

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com