Daawo: Ka Shifaad Cabdi Ilay Oo Toos U Qiraya Inay Wali Gumeysi Ku Jiraan,Shacabkana Been U Sheegaan

0

Cabdi-IleyKismaayo(AGGM) Waxaanu Halkan Idiinku Soo  Gudbinaynaa Muuqaal Vidoe Si Sir ah Looga Duubay Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida ee Ethopia ay Gumaysato. Muuqaalkan ayaa Madaxwayne Cabdi Iley wuxuu Ku Beeninayaa inay Jiraan wax Horumar ah oo ay Sameeyeen, Isagoona Sheegaya In Marar Badan ay Been sheegeen Horumarna aanu Jirin. Muuqaalkan ayaa waxaa soo Bandigay Tv Udooda Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Dalka Ethopia Islamarkaana Lagu Magacaabo Ilays TV.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com