Daawasho Wacan: Waa Hees Cusub Oo Jubooyinka Iyo Madaxda Soomaaliya Yaan La Aflagaadeyn

0

hqdefaultKismaayo(AGGM) Caawa Waxaanu halkan idinku soo bandhigeynaa hees cusub oo ay fanaanin soomaaliyeed kaga hadlayaan xaaladaha cakiran ee ka taagan gobollada Jubooyinka,waxaana heestaas miraheeda sameysay,laxankana saartey Abwaanad Hibaaq Maxamed Cabdulaahi,waxaana heestaas si cod macaan leh ugu luuqeynaya Abwaanad Hibaaq Maxamed , Cabdoow Aram-Aram Iyo Bakar Yare.

 

 

 

 

 

http://

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com