Ogaysiis:- Xaflad lagu taageerayo Madaxweynaha Jubbaland Mudane Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka dhici doona Birmingham ee UK

0

Birmingham (AGGM)taagero Dhamaan Bulshadda Gobollada Jubbooyinka Iyo Gedo ee Ku sugan gudaha Wadanka Britain waxaa la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan munaasab lagu tageerayo Madaxweynaha Maamul Gobolleedk Jubbaland Col Bare Aadan Shire oo ka dhici doonta magaalada Birmingham ee wadanka England.

Waxaa Munasaabadaasi ka dhici doontaa Hoolka shirarka ee Mubarak e xaafada Small Heath,waxaana dhamaan dadweynaha reer jubbaland inay munaasabadaasi ka soo qayb galaan.

Saacada: 18:00 Taariikhda Oo Maanta Ah 19 May 2013

Goobtuna waa: Hoolka shirarka ee Mubarak e xaafada Small Heath.

 

Hodan Salebaan Warsame

Birmingham,UK

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com