Kacdoonka Shacabka Iyo Heesteena Caawa "Xildhibaanimooy Xaal Qaado".*Daawo*

0

baarlamaanka2_large2Heestan ayaa waxaan ugu talagalnay caawa kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah kuwa sheegta inay yihiin Xildhibaanimada ee noqday wadada lagula dagaalamo amaba lagu burburiyo dowlad walba oo dalka iyo dadka u kacda amaba u curata.

Kuwan ma ay aha Xildhibaano Soomaali u adeege waa kuwo u adeega Danaha Dowladdaha deriska ee shacabkoow kaca oo ha waayaan meel ay dalka uga nastaan.

Xurma malaha Ruuxii Dadyahow Xaaraan Ku Naaxaaye.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalguduud@gmail.com