Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil "Waxa Ka Socda Magaalada Kismaayo Ma Waafaqsana Dastuurka".*Dhagayso*

0

xooshKismaayo (AGGM); Wasiirki hore ee Wasaarada Dastuurka ee dowladdi KMG ahayd Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil haddana ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo u waramayay idaacada BBC-da qeeybteeda Afka Soomaaliga isagoo ku sugan gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegay waxa ka dhacay magaalada Kismaayo inaysan waafaqsaneen Dastuurka.

Xildhibaan Xoosh ayaa waxa uu kamid yahay gudiga Dowladda Soomaaliya u dirtay magaalada Kismayo.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/05/xoosh.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com