Sarkaal Iclaamiyay Maalinta Isniinta In Uu Dagaal Ka Dhacayo Magaalada Kismaayo.*Dhagayso*

0

kismaayo2Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku sugan gudaha magaalada Kismaayo oo Iclaamiyay maalinta Isniinta ah in uu dagaal ka dhacayo Magaalada kismaayo haddaan dowladda Soomaaliya soo faragalin dulmiga ka socda magaalada Kismaayo.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/05/Sarkaal.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com