Odaayasha Dhaqanka Beesha Absame Oo Idaacada Isugu Jawaabay.*Dhagayso*

0

shirka kismaayoOdayaasha dhaqanka beesha Absame ee ka qeyb galayay shirki fashilmay ee magaalada Kismaayo oo isugu jawaabay idacaada VOA-da Ugaas Cumar Ugaas Xiireey iyo Nabadoon Siyaad Maxamed Mursal  ayaa caawa jawaabo isu mariyay idaacada VOA-da warar taageero iyo mucraad isugu jira.

Shirki fashilmay ee dhaawahan ka soconayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo ifbaxaya waxii looga digayay kooxaha ku shirayay jaamacada magaalada Kismaayo.

Isku soo wada duuboo Soomaalida ayaa waxa ay ku maah maahdaa “Hal Booli Ah Nirig Xalaal Ah Ma Dhasho” ee dhagaysi wacan.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/Voice_014.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com