Qaramada Midoobey Oo Cambaareysay Qaraxyadii Shalay Muqdisho Ka Dhacay.

0

Mahiga, United Nations Special Representative for Somalia addresses a news conference at the United Nations offices at Gigiri in Kenya's capital NairobiMuqdisho (AGGM): Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augsitine
Mahiga ayaa cambaareyay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku geeriyodeen dad ka badan 20 ruux.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ambassador Mahiga ayaa lagu sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Maxkamada gobolka Banaadir ee lagu dilay dadka Rayidka ah uu ahaa weerar argagixisonimo ah.

Wuxa uuna xusay in cambaaraynta dowladda ee weerarka uu isna ku biirinayo cambaarayntiisa weerarka kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay wado dhaqdhaqaaq xooggan kaas oo ku aadan amaanka dalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com