Ciidamada Guutada 1aad Ee Magaalada Kismaayo Oo U Dabaaladagay 53 Guurada Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed.*Daawasho Wacan*

0

URURKA BADBAADO QARANKismaayo (AGGM): Ciidamada guutada 1aad ee dhawaan laga soo badalay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay u dabaaldageen 53 guuradii aasaaska ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa goobta dabaaldaga uu ka dhacay dhoolatus ku soo bandhigay Ururka Badbaado Qaran ee Guutada 1aad ee magaalada Kismaayo.

Isku soo wada duuboo ciidamada guutada 1 aad ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay fariisimo kala duwan ku leeyhiin gudaha iyo dibadda magaalada Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com