Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Allaha U Naxariistee Marxuum NabadoonCalisalaad Aadan-yare Samatar Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Caabudwaaq.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ialyhi Raajicuun, Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02/04/2013 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Calisalaad Aadan-yare Samatar.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Calisalaad Aadan-yare Samatar, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Aadan-yare Samatar gaar ahaana xaaski iyo awlaadi marxuumka, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumka ka baxay, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Nabadoon Aadan-yare Samatar janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Waxaa Dhambaalkan Tacsiyeed Si Gaar Ah U Diraya:

R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Xaaji C/qaadir Maxamed Ugaas

S/gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini

Gen. C/casiis Cali Barre

Col. C/casiis Maxamed Ugaas

Amb. Maxamed Cilmi Cumar

Ganacsade Cabdi Nuur Gaas

Dr. C/waaxid Cilmi Cumar

Dr. C/risaaq Maxamed Ugaas

Dr. C/qani Sheekh Cali Diini

Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye

Nabadoon C/raxmaan Xuseen Maxamed (Odowaa)

Nabadoon Axmed Wali Guureeye

Nabadoon Xuseen Maxamed Cumar

Col. Axmed Jiib Maxamuud Waayeel

Col. C/qaadir Cilmi Cumar

Ganacsade Nur C/qaadir Maxamed Ugaas

Sheekh Sharmaake Caabi Guureeye

Awil Cabdi Xaashi (Budhug)

Aden Maxamed Ugaas

Xasan Cali Dhuux Cumar (Xasan Dheere)

Col. Maxamed Aden Dhoore Elji Iyo Xaaskiisa

Jaamac Maxamed Cismaan (Daan Ku Guudle) Iyo Xaaskiisa Cudbi Axmed Xaashi

Muuse Cali

C/naasir Xasan Waayeel

Amiir Maxamed  Calanle

Cabdi Deeq Shire Faarax

Axmed C/salaan Maxmuud Ashkirt

Axmed Cilmi Cumar

Raage Xasan Waayeel

C/qaadir Kurlibaax

C/qaadir C/salaan Cumar

C/risaaq Axmed Xaashi

Dr. Suldaan C/raxmaan Maxamed Dhakaarey

Mowliid C/qaadri Faarax Indhojacayl

Mahad C/qaadir Maxamed Ugaas

C/llaahi Raytaan Xasan Cowl Nuure

Burhaan Cali Saciid Aden Bootaan

Saadaq Cali Saciid Aden Bootaan

Iyo Dhamaan Jaaliyada Dalka Dibaddiisa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com