Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Asli Muxumad Jaamac Kirkir Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Caabudwaaq.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ialyhi Raajicuun, Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/03/2013 ku geeriyootay magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuumad Asli Muxumad Jaamac Kirkir.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Asli Muxumad Jaamac Kirkir, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Jaamac Kirkir iyo Reer Xaashi Dalab, gaar ahaan Cabdi Xaashi Dalab (Cabdi Toowrad) waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumada, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Asli Muxumad Jaamac Kirkir janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Maamulka Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com