Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil Oo Allgalgaduud Media Uga Warbixiyay Xaalada Gobolka Gedo.*Dhagayso*

0

kaliil111Garbahaarey (AGGM): Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo u waramayay shabakada Allgalgaduud Media  ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada nololeed ee gobolka Gedo.

Gudoomiye Kaliil ayaa waxa uu baaq u diray dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka inay  wax kala qabtaan dhibaatooyinka nololeed ee ka jira gobolka Gedo.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/cod-maxamed-cabdi-kaliil-g-gobalka-gado.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com