Iloowsho Dhawaa Ma Ummul Baa Shalay Bayba Ahayd'e?

0

xasuuqi bu'aaleSawirkan waxaanu ugu tala galnay dadka iloowshaha dhow bal inay dib u jaleecdaan xasuuqi ka dhacay Bu’aale sanadki 2006.

Sawirkan umma uu baahna in qoraal laga sameeyo qof walbaa waa uu garanayaa, ninki hilmaamayna dib ayuu u xasuusinayaa waxii ka dhacay magaalada Bu’aale. maxaase idiinka baxay?

Iloowsho Dhawaa Ma Ummul Baa Shalay Bayba Ahayd’e?

xasuuqi bu'aale

Yaa Daaroodeey Haddaad Maqasho Reer Baa Dan Lahee Haku Khatalmin.

Jawaabta adinkaan idiin daayay.

Wabilaahi Towfiiq

Cabdi Cabdulaahi Cismaan
Kismaayo, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com