Qooys Biyo Sumaysan Cabay Oo Shalay La Soo Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.*Dhagayso*

0

ISBITAALKA-GUUD-KISMAAYOKismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in qooys ka kooban 9 ruux oo daganaa deegaanka Kudhaa ay ku sumoodeen biyo ay cabeen.

Waxaa shalay lasoo gaarsiiyay qooyskan isbitaalka magaalada Kismaayo halkaas oo ay ku geeriyootay allaha u naxariistee hooyadi qooyska Jamiilo C/llahi Cilmi, halka aabihi qooyskan looga soo tagay deegaanka Kudhaa ee gobolka J/Hoose.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/02/kismaayo.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com