C/Casiis Duurow “Wax Badan Ayaan Ka Qabanayaa Amniga Buulo-Burte”

0

Guddoomiyaha cusub ee degmada Buulo-Burte C/casiis Cabdullahi ayaa sheegay in maamulkiisu uu wax ka qaban doono amniga degmadaasi.

Guddoomiye Doorow ayaa wacad ku maray in uu go’doonka ka saari doono degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.