TOP DHAGEYSO:- Dagaallkii Ka Dhacay Baladweyne Oo Laga Heshiiyay.

0

Waxaa Maanta Lagu Guuleystay Markii Ugu horeysay In La Soo Afjaro Dagaal Beeleed Dhawaan Ka Dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Gudaha Magaaladda Baladweyne.

Dajinta Xiisadaan Ayaa waxaa Ka Qeybqaatay Waxgarad iyo Masuuliyiin Ka Soo Jeedde Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha Somaliya.

Mid Kamid Ah Gudigii Ku Howlanaa Daminta Xiisadaan  Wuxuu Sheegay ineysan Mardanbe Soo Laaban Donin Dirirta Udhaxeysa Labo Beel Oo Wada Dagga Gudaha Magaaladda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dhawaan Ayeey Aheyd Markii Dagaal Dhiig Badan Ku Daatay Uu Ka Dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne Waxaanna Xisadaasi Ay Umuuqataa Hadda Mid Xal Laga Gaaray.

Hoos ka dhageyso Codka: