Reysulwasaaraha Dowladda Fedralka Ah Ee Somaliya Mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmaake Oo Shalay Gaaray Damadda Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud Ayaa Xalay ilaa Maanta Waday Kulamo Uu La Qaadanayo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshadda iyo Waxgaradka Deegaankaasi.
Reysulwasaaraha ayaa dadka Dagga Goboladda Dhexe Ugu Baaqay Iney Ka Qeybqaataan Dhismaha Maamulka Loo Sameenayo Goboladda Mudug iyo galgaduud Ee Bartamaha Somaliya, Asagoo Xusay in Dowladda Somaliya Ay Garabtaagantahay Waxgaradka Iyo Bulshadda Goboladda Dhaxe.
Waxaa Uu Soo Hadal Qaaday Heshiisyadii Hore Ee Ay Saxiixeen Maamuladda, Ximin iyo Xeeb, Ahlusunna iyo Galmudug, Waxaanna Uu Amaanay Gudiga Farsamo Ee Ku Howlan Arintaasi.
Hadalkan Ayuu Reysulwasaare Cumar Ka Sheegay Shalay Xilli Uu Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Hoos Ka Dhageyso Codka::