Iyadoo ay soo baxayeen Warar sheegaya in Dagaalka Labo Maleeshiyo Beeleed ee ka taagan Deegaanka Saaxo ee Mudug ay ku lug leeyihin Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa mid ka mid ah Maamulada uu beeniyay jiritaanka Warkaasi.
Maamulka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug aysan lug ku laheyn Dagaalka oo waxa dagaalamaya ay yihiin kaliya Maleeshiyo Beelo labada dhinac kala daga.
ugu yaraan Afar ruux ayaa la aamisan yahay inay ku dhinteen Dagaal Maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray Deegaanka Saaxo ee Mudug.
Hoos ka dhageyso: