Xildhibaanada Kulanka lagu soo dhaweeyay ayaa waxaa kamid ah Wasiirkii Kuxigeenkii hore ee Wasaarada Amniga ahna Xildhiban Baarlamaan Ibraahin Isxaaq Yaroow iyo Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed,waxaana Xildhibaanadaasi ay Gobolka u tageen u kuur galida Xaalada Dhabtaa ee ay ku nool yihiin Dadka Gobolka.
Xildhibaanada ayaa sheegay in ay kulamo la qaadan doonaan Bulshada Qeybaheeda Madaxda Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya islamarkaana ay kala hadli doonaan Xaalada Gobolka iyo Caawinta Dadka ku sugan Gobolka Baay.
Hoos ka dhageyso: