(Dhageyso) Xeerilaalinta: Ciidamada Asluubta ma heystaan Xuquuq ku filan,

0

Ku xigeenka Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Abuukar, ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid awooda Ciidamada Asluubta Soomaaliya, isaga oo ka hadlayay xuska aasaaska Ciidamadaasi oo shalay ka dhacay Muqdisho.

Axmed Cali Abuukar ayaa sheegay in Ciidamada Asluubta aysan heysan xuquuq ku filan taasi oo uu sheegay in ay carqalad ku noqon karto dib u dhiskooda iyo inay noqdaan si la mid ah barasamaadkii.

45 Sano ayaa kasoo wareegatay markii la aasaasay Ciidamada Asluubta Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso: