(Dhageyso) Wararkii u dambeeyay Ee Dagaallo Ka Dhacay Guriceel.

0

Waxaa wali kacsan Xaaladda Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo wali uu ka soconayo Dagaal saameysay Dadka Deegaanka ah.

Qof Deegaanka ah ayaa u sheegay Warfidenka in gudaha Magaalada uu Dagaalka ka soconayo ilaa hadana aysan suurtagal aheyn in dagaalka wax badan laga ogaado

Hoos ka dhageyso codka: