Wasiirka Haweenka Ee Puntland Aniso Xaaji Muumin Ayaa sheegtay iney Ku Dadaalayaan sidii Ay Ku Joojin Lahaayen Qaadka oo Ay Puntland Kamid Tahay melaha sida weyn Looga Isticmaallo.
Aniso Waxey Xustay iney Qorsheenayaan sidii shaqo abuur logu Sameyn Lahaa Haweenka Ka Ganacsada Qaadka Oo Wasaaraddu Qorsheenayso Fursado kale Oo Dadkaas Ku Dabari Karaan Noloshoodda.
Waxaa Caasimadda Puntland Ee Garowe Ku Sugan Abuukar Cawaale Qaadiid Oo Ah Gudomiyaha Ururka La Dagaalanka Qaadka Wuxuunna Puntland Ka wadaa Da daal Ku Aadan Sidii Qaadka Looga Joojin lahaa.
Hoos ka dhageyso codkeeda: