Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Bare Ayaa wareysi Dheer Oo Uu Bixiyay Kaga Hadlay Dagaalka Laguka Jirro Ururka All-shabaab Oo La dagaalammo Dowladda Somaliya.
Xildhibaan Goodax Ayaa shacabka Somaliyeed meelkastooy Joogaan Ugu Baaqay in Laga Qeyb Qaato Dagaalka Lagula jirro Ururka All-shabaab,
Xildhibaanka Ayaa Ugu Danbeyn Sheegay in Al-shabaab ay sameyn Doonaan Dowladaha Dariska Ah Sida Kenya Iyo Kuwa Kale Ee Gobolka.
Hoos ka dhageyso codkiisa: