Daawo Sawirada: Bilicda Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe.

0
Waa Sawiro Muujinaya Dooga iyo Quruxda Beeraha Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe oo Shabaab ay gacanta ku hayaan.

Beeraha Dooga ka muuqda ayaa ka mid ah Kheyraadka ALLAH uu dhulkeena ku nimceestay.
 Daawo Sawirro Quruxbadan