(Dhageyso) Ahlusunna Koonfureed Oo Diyaar U Ah Dagaal Ka Dhan All-Shabaab' Kadib……

0

Gudoomiye Ku Xigenka Ahlusunna waljameca Ahna xog hayaha Gaashaandhigga Ahlusunna Sheikh Xuseen isxaaq Mursal Oo La Hadlayay Warfideenka Ayaa Sheegay in Ay Diyaar Uyihiin Dagaal ka dhan ah Shabaabka ku sugan Goboladda Koonfureed ee Dalka.

Waxaa Uu Sheegay in Ay SHabaab La Dagaalami Doonaan islamarkaanna ay qeyb ka Yihiin Ciidamadda Dowladda ee ka Howlgallo Goboladda Bay iyo Bakool, Kadib Dilal Kala duwan Oo Loo Geystay Culummo Ka Tirsanaa Ahlusunna Oo Siyaabo kala Duwan Loogu Dilay Magaaladda Beydhabo Ee Gobolka Baay.

Kol Hore Ayeey Aheyd Markii Culumo Ka Tirsan ahlusunna AY Xarakadda All-shabaab ku eedeeyeen dilalka ka dhacaya magaaladda beydhabo ee lagu gumaadayo Culumadda Ahlusunna ee Gobolka Baay.

Hoos ka dhageyso codka: