NALA ARAG Allgalgaduud Media Oo Heshay Muuqaalka Qaabkii Qaraxyadii Maanta u Dhaceen & Mas'uuliyiinta Ku Waxyeelowday

0

Warbaahinta Allgalgaduud Media, ayaa heshay muuqaal rasmi ah oo uu wariyaheena Muqdisho kasoo qaaday qaabkii Qaraxyadii Maanta u Dhaceen & Mas’uuliyiinta Ku Waxyeelowday, Hotel Central Muqdisho