(Dhageyso) Diyaar garoow Maanta Ka Socda Magaaladda Baladweyne.

0

Waxaa Xalay ku Hoyday Magaalada Beladweyne Taliyaha Guud ee Ciidanka Dalka Jabuuti Janeral Zakariye Shiikh Ibraahim iyadoona mas’uuliyiinta Dawlada ee Gobolka Hiiraan ay shalay kusoo dhaweeyeen Magaaladaasi.

Qaban qaabo ballaaran ayaa waxay saaka ka socotaa Magaalada B/weyne oo la doonayo in lagu soo dhaweeyo Wafdigaasi kusugan Magaaladaasi islamarkaana loo muujiyo sida loogu faraxsan yahay tegitaankooda B/weyne.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO: