LIVE DHAGEYSO:- Qarax Ka Dhacay Dagmadda Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

0

Wararka iminka Naga Soo Gaaraya Dagmadda Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Goordhow uu Halkaasi ka dhacay Qarax lala beegsaday Gaariga Gudoomiyaha Dagmaasi, waxaanna la socda Gudoomiyaha iyo Gudomiye ku xigeenka Dagmadaasi Baladxaawo.

Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf Oo Ku Sugan Gobolkaasi Gedo, Ayaa All-Galgaduud Media u xaqiijiyay qaraxaasi, wuxuunna Sheegay in haatan Ciidamadda Amaanka ay Baaritaanno ka wadaan Dagmadaasi Baladxaawo.

Xaaladda Balaxaawo ayaa ah hadda mid kacsan, Waxaanna laga magaalada Dareemayaa isbadal Dhanka Amaanka Ah.

Hoos ka dhageyso Wareysiga Wariye Jeylaani Waxaanna Wareysanaya Wariyahenna Yuusuf Cabdi Shire.

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media