Daawo Sawirrada: Soo Dhaweynti Ugaaska Guud Ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ee Magaalada Garbahaarey.

0

Waxaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi.

Wafdigan Balaaran ee uu horkacayay Ugaas Maxamed Ugaas Cumar ayaa marki uu soo gaaray magaalada waxa uu booqday qabrigii Allaha u Naxariistee Madaxweynihi Hore Ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Bare, ka dibna waxa uu  fagaaraha magaaladaasi  kula hadlay dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Garbahaarey oo isugu soo baxay soo dhaweyntiisa.

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar ayaa waxa uu ugu baaqay dhamaan qeybaha kala duwan ee beesha Sade inay ka soo qayb galaan shirka Midnnimo 2 islamarkaana ay u istaagaan xoojinta Midnimadooda iyo wadajirkooda.

Halkan Hoose Ka Daawo

IMG_0273 IMG_0274 IMG_0298 IMG_0299 IMG_0300

IMG_0270 IMG_0271 IMG_0272 IMG_0273 IMG_0274 IMG_0275 IMG_0276 IMG_0277 IMG_0278 IMG_0282 IMG_0283 IMG_0286 IMG_0287 IMG_0288 IMG_0289 IMG_0290 IMG_0291 IMG_0294 IMG_0295 IMG_0296 IMG_0298 IMG_0299 IMG_0300 IMG_0301 IMG_0302 IMG_0303 IMG_0304 IMG_0305 IMG_0306 IMG_0308 IMG_0309 IMG_0310 IMG_0311 IMG_0312 IMG_0313 IMG_0314

IMG_0267