(Dhageyso) Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Dilka Nabadoonkii La Dilay.

0

Xilli Maanta Magaaladda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Lagu Dilay Allaha Unaxariistee Nabaddoon Caan Ah Ayaa waxaa Arimahaas Ka Hadlay Maamulka Gobolkaasi Hiiraan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Xasan Maxamed Ibraahim Oo La Hadlay SBC, Ayaa Dilka Nabadoonka Ku Eedeeyay Ururka All-Shabaab, Waxaanna Uu Sheegay in Nabadoonka Uu Horay Oga Badbaaday Isku Day Dil Oo Lala Damacsanaa.

Waxaa Uu Sheegay In Nabadoonka Ka Shaqeyn Jiray Arimaha Bulshadda Islamarkaanna Howle Hormarineed Uu Ka Waday Gobolka Hiiraan Taasi Oo Uu Ku Sababeeyay Dilka Marxuumka.

Hoos ka dhageyso: