(Dhageyso) Xoolo Farabadan Oo Ku Sumoobay Inta Udhaxeysa Cabudwaaq iyo Dhabad.

0

Xoolo Meeyd

Tuulada haanbeeyle oo u dhaxaysa dagmoyinka cabudwaaq iyo dhabad ayaa waxaa ku baqtiyaya xoola aad u fara badan ka dib markii aay ku sumooben dawo si qaldan loo siiyay oo aysan xirfad u lahayn dadka dagan tuuladaasi.

Hadaba maxamad warseme nuur oo ka tirsan ururka xanaanada xolaha ee saleerba oo saaka tagay tuuladaasi haanbeyle ayaan ka wareysanay.

waxaa wareystay Wariyaheenna sharmaake cabdikhaliif oo ku sugan cabdudwaaq ugu horeyn waxa uu weydiiyay waxa uu la soo kulmay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga: