Ogeysiis: xafladda Bisha Mowliid oo lagu Qabanayo London.

0

Ogeysiis dhamaan waxaa la ogeysiinayaa muslimiinta soomaaliyeed in xaflad lagu weyneenayo dhalashada nabi muxamed CSW lagu qabanayo magaalada London 

Dhamaan islamka meel walba oo ay joogaan waxaa loo dabaal dagayaa maalinta uu nabi muxamed SCW uu dhashay ee bisha Mowliid waxaana ka mid ah umada u dabaal dagta soomaalida meel walba oo ay joogaan waana maalin qaali u ah farxada ay u qabaan dhalashada suubanahooda nabi muxamed CSW.
Xafladaan waxaa ka soo qayb galaya culimo farabadan oo ka kala timid qaarada yurub ayagoo ka soo jeedin doona muxaadarooyin ku saabsan munaasabadaas oo looga hadli doono siiradii nabi muxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee.
Sh Cabdullahi Sagal.
Sh Axmed Mataan.
Sh Maxamed Saciid
Sh Axmed Sh Cabdikarin Norway 
Sh Baabikir Eng and Arabic.
Iyo Sh Cali Loobogay


Taariikhdu waa 10/01/2015

Saacaduna tahay 15:00 -23:00
Meesha lagu qabanayana waa north London Camden 
Queen’s Crescent Community Association 3 reviews Community centre
45 Ashdown Crescent, London NW5 4QE
Closest Station Train  is Kentish town West station operate by overground train. Bus number 24 
Wixii intaas dheer Waxaad kala xariirtaa 
Maxamed Sh Cabdulaahi 07985 465275
Khaliif Cali Gureey 07903 304066
Sh Daahir Laaweey 07792 906565
Hadaba waxaa la idin ka codsanayaa in aad ka soo qayb gashaan kama faaiidesataan jacaylka nabi muxamed CSW waqtigana aad dhowrtaan Mahadsanid.